17
Muxaaadaraadkii
Mu'tamarkii
Minneapolis
halkaan
ka
dhagayso
iyagoo
cod
ah
Mu'tamarkii
oo
Bilowday
(Jimce
September
1,
2006
Maanta
oo
Jimca
ah
ayaa
waxaa
bilowday
Kulandiineedkii
Lixaad
ee
Waqooyiga
America,
kaasoo
noociisa
horay
aan
looga
qaban
Waqooyiga,
halkaan
ka
daalaco
Jadwalka
Mu'tamarka.
Kulandiineed
kee
Lixaad
oo
Jimcaha
Bilaabanaya
Mu'tamarkii
oo
Bilaabanaya
iyo
Culumadii
oo
nasoo
gaaray,
Shiikh
Khaalid
Yaasiin,
Shiikh
Cabdi
Qani
iyo
Shiikh
Axmed
Nuur
Sida
horay
aad
ula
socoteen
waxaa
Jimcaha
September
1-3
2006
bilaabanaya
Kulan
diineedkii
lixaad
ee
waqooyiga
America
kana
dhacaya
Minneapolis
Convention
Center,
waxaa
soo
bilow
day
qulqulka
dadka
kasoo
qaybgalaya
Mu'tamarka
oo
ka
kala
imaanaya
North
Amirica,
sidoo
kale
waxaa
iyana
soo
galay
Culumadii
oo
ugu
horeeyo
Shaikh
Khaalid
Yaasiin
iyo
Shiikh
Cabdi
Qani
Bashiir
iyo
Shiikh
Axmed
Nuur.
Mu'tamarkaan
ayaa
ka
duwan
kuwii
horay
loo
qabtay,
aad
ayuuna
u
balaaran
yahay,
waxaa
dhici
karta
inay
kaa
dhamaadaan
tigidhada
lagu
galayo,
si
aad
taas
uga
fakatid
imoow
oo
Abubakar
iyo
Masjid
shaafici
oo
ka
qaado
tikidka
galida.
Waxaa
farxad
noo
ah
inaan
idiin
ku
bishaarayno
inuu
dhamaaday
Masjid
Abubakar
salaadii
ugu
horaysana
lagu
tukan
doono
Jimca,
sidoo
kale
Convention-ka
waa
lagu
tukanayaa
waxaana
khudbada
ku
qoran
Shiikh
Salaax
As-Saawi.
Waxaa
la
idinka
codsanayaa
inaad
horay
u
timaadaan
jadwalka
ayaa
lagu
soconayaa
ninkii
seexdaa
sacii
dibi
dhalay,
"Jadwalka
isha
ku
hay
bogan".

__________________________________________________________________________
Kulandiineedkii
6aad
ee
Waqooyiga
Amrica
oo
kabilaaban
doona
Minneapolis.
Waxaan
ugu
bishaaraynaynaa
dhamaan
Muslimiinta
reer
North
America
in
Abubakar
AS-Saddique
iyo
Golaha
Imaamyada
u
soo
qaban
qaabiyeen
"Muslimiinta
Galbeedka
Caqiido
iyo
Akhlaaqba".
Mu'tamarkan
oo
ka
dhaca
sanadkasta
Minneapolis
ayaa
ka
duwan
kuwii
hore
u
dhici
jiray,
Sanad
kaan
waxaa
si
garba
siman
ah
uga
qayb
qaadan
doona
Culimo
waa
wayn
oo
North
America
iyo
wadama
Islaamkaba
caan
ka
ah,
wuxuuna
ku
bixi
doonaa
luqado
kala
duwan,
sida;
Somali,
Carabi,
Engilsh
iyo
Oromo.
Waxaan
ku
war
galinaynaa
Muslimiinta
reer
Minnesota
inay
ku
tala
galaan
Xiliga
Mu'tamarku
dhacayo
oo
ay
fasax
shaqooyinka
uga
soo
qaataan,
sidoo
kalena
waxaa
jiri
doona
Barnaamij
khaasa
oo
loogu
tala
galay
shabaabka
iyo
Caruurta
oo
loo
sameeyey
meel
lagu
cayaariyo
waxna
lagu
barayo,
Waxaan
idinka
rajaynaynaa
inaad
ka
faa'iiday
san
doontaan.

__________________________________________________________________________
Kulan
Diineedkii
5aad
ee
Woqooyiga
Ameerika
oo
Ka
Socda
Minneapolis..
Maalintii
Labaad
ee
Mu'tamarka
oo
si
Heer
Sare
ah
looga
soo
qayb
galay
| Culimada Muxaadarooyinka ka soo jeediyey Kulanka::
(SABTI) MAALINTA LABAAD:::
- Sheekh Nuur Ciise: Sababaha dhallinyarada Dhumiya iyo Daawadooda
- Sheekh Aadan Sh. Cabdulle: Caddaalada Islaamka
- Sheekh CabdiRisaaq Takar: Shareecada Islaamku waxay ku haboon tahay Xilli Kasta
- Sheekh Maxamed Cabdiraxmaan Kaariye: Walaaltinimada Islaamka
- Sheekh Khaliif Macalin: Caqiiqda Islaamaka iyo Raadka ay ku Leedahay Mujtamaca.
(JIMCE) MAALINTII KOOWAAD:::
- Sheekh CabdiRaxmaan Sheekh Cumar: Sida Islaamku u Ilaaliyo Qoyska
- Sheekh Ibraahim Sheekh Maxamed: Raacida Kitaabka iyo Sunnada
- Sheekh Cismaan Madad: Akhlaaqda Islaamka iyo Raadka ay ku leedahay Ummada
- Sheekh Maxamed Khadar: Xiriirinta Riximka (Qaraabada)
- Sheekh C/Risaaq Xaashi: Qalbiga Wanaagsan
- Sheekh Maxamed Khadar: Naxariista Islaamka
|

MAALINTII
LABAAD::
SomaliTalk.com
|
Minneapolis,
MN |
Sabti,
Sept
3,
2005
|
Kulankii
Islaamiga
ahaa
ee
5aad
oo
bilowday
Jimcadii
isla
mar
ahaantaasna
weli
ka
socda
magaalada
Minneapolis
ayaa
waxaa
Sabtidii
ka
soo
qayb
galay
dadweyne
aad
u
farabadan,
waxana
uu u
dhacay
sidan:
Sababaha
dhallinyarada
Dhumiya
iyo
Daawadooda
::
Sheekh
Nuur
Ciise
ayaa
ugu
horeyn
ka
hadlay
siyaabaha
ay u
dhumi
karaan
carruurta
da'da
yar,
isaga
oo
ku
dheeraaday
sida
ay u
dhici
karto
in
waalidka
(gaar
ahaan
waalidka
deggan
qurbaha)
oo
aanba
war
u
hayn
ay
carruurtoodii
si
fudud
u
dhumi
karaan.
Waxa
uu
arrintaas
ka
yiri:
Waxaa
in
badan
dhacda
in
aan
waalidku
ka
war
hayn
waxyaabaha
carruurtooda
loogu
dhigo
iskuulada,
oo
aan
aabayaasha
iyo
hooyooyinku
wax
fikrad
ah
ka
haysan
manhajka
carruurtooda
loo
dhigo,
ayadooba
ay
dhici
karto
in
waalidku
aysan
ku
baraarug
sanayn
in
caruur
tooda
loo
dhigayo
manhaj
aysan
raali
ka
noqon
lahayn.
Waxaana
dhacda
ayuu
yiri
in
maalinta
dambe
la
arko
canugii
oo
afkiisa
ay
ka
soo
baxayaan
hadalo
ay
waalidku
la
yaabaan
oo
aan
caqiidada
waafaqsanayn.
Waxaa
carruurta
shakiga
iyo
inxiraafka
ku
sababa
waxa
kamid
ah
saaxiibada
xun
xun
iyo
filimada
xun
xun,
iwm.
Waxaana
arrimahaasi
iman
karaan
haddii
aan
waalidku
isku
taxallujin
ka
war
haynta
carruurtooda,
ayuu
yiri.
Sh.
Nuux
oo
arrintaas
si
khaas
ah
uga
hadlaya
waxa
uu
arrin
lala
yaabo
ku
tilmaamay
in
waalidka
iyo
carruur
tooda
ku
sugan
qurbaha
loo
kala
tarjumo,
waxana
uu
is
weydiiyey:
Xaggee
hooyadu
ku
maqan
tahay,
aabuhuna
ku
maqan
yahay
intii
canugoodu
uu
afka
ajnabiga
keliya
baranayey,
AfSoomaligana
ay u
bari
waayeen.

CabdulCasiis Maxamuud Sugulle oo ka war bixinaya halka uu marayo mashruucii masjidka Abuubakar Asadiiq ee Minneapolis.

Sh. C/Raxman Sh. Cumar oo reer Minnesota iyo qof kasta oo awoodi kara ku boorinaya in la dhamaystiro int aka dhiman Mashruuca Abuubakar

Sheekh Maxamed Khadar oo baaqay ain Allah dartiis wax loola baxo si loo dhamaystiro mashruuca Abuubakar.

Sheekh Cismaan Madad iyo Sh. C/Raxmaan oo Muslimiinta ku boorinaya in ay ka qayb qaataan deeqda Mashruuca Abuubkar

Maahir Shariif, Qareen Muslim ah oo ka hadlay kulanka

Sheekh Ibraahim Sheekh Maxamed: "Ciqaab ayey mutaysan doonaan kuwa culimada dhibaateeya."

Sh. Aadan Sh. Cabdulle: "Caddaalada waa u siman yihiin bini'aadamku". |
Sh.
Nuur
waxa
uu
waalidiinta
kula
taliyey
in
ay
aad
uga
feejignaadaan
waxyaabaha
ay
carruur-tooda
daawanayaan,
sida
TV-ga
oo
ay
dhici
karto
in
carruurta
loo
fasaxo
ka
warqab
la'aana
ay
daawadaan
barnaamijyo
anshax
xumo
ah
ama
marin
habaabinaya
dhaqanka
carruurta.
Waxana
kale
oo
uu
ku
baraarujiyey
muhiimada
ay
leedahay
in
carruurta
xilli
wanaagsan
habeenkii
la
seexiyo
-
Habeenkii
waa
seexasasho
&
nasasho,
maalintiina
waa
macaasha,
sidaas
ayaan
caafimaadku
ku
jiraa,
sida
ay
diinteenu
ina
barayso
ayuu
yiri.
Sheekh
Nuur
oo
aad
ugu
adkeeyey
in
ay
muhiim
tahay
in
carruurta
si
wanaagsan
loo
tarbiyeeyo
si
loo
helo
Hoggaamiyayaal
wanaagsan
oo
leh
caqiido
wanaagsan,
waayo
wanaaga
bulshadu
waxa
uu
ka
bilowdaa
guriga
iyo
weliba
in
marka
ay
carruurta
aad
u
da'yar
yihiin
oo
loo
tarbiyeeyo
si
wanaagsan.
Sh.
Nuur
oo
ka
hadlaya
waxyaabaha
daawada
u ah
si
aan
carruurtu
u
dhumin
waxa
uu
sheegay
in
ay
ka
mid
tahay:
Hijra
degdeg
ah
oo
laga
haajiro
meesha
carruurtu
ku
fasahaadayaan,
gaar
ahaan
in
laga
hijroodo
magaalooyinka
kufriga
oo
loo
haajiroodo
magaalooyinka
Ahlu
Suniga.
Inta
ka
horeysa
waa
in
caruurta
la
geeyo
madarisooyinka
ama
dugsiyada
Islaamiga
ah
si
carruurtu
ay
diinta
u
bartaan
in
carrabkoodu
jilic
san
yahay.
In
asxaab
wanaagsan
la
baro,
tusaale
ahaan
in
la
geeyo
masaajidyada.
In
carruurta
lala
sheekaysto
oo
la
dhegeysto
hadalkooda.
In
lala
socdo
telefoonada
ay
had
iyo
jeer
ku
hadlayaan
iyo
saaxiibada
ay
raacayaan.
In
loo
sameeyo
meelo
Islaami
ah
oo
ay
ku
ciyaaraan,
in
la
helo
wax
loogu
bedelo
daawashada
Telefishanada
looguna
bedelo
barnmaijyo
wanaagsan.
In
guriga
la
keeno
Cajaladaha
wanaagsan
ee
laga
baranayo
caqiiqada
Islaamka.
In
carruurta
la
baro
runta
iyo
aaminimada,
labaro
sida
salaada
loo
tukado,
sidoo
kale
la
baro
sunada
sida
salaanta
iyo
in
midigta
wax
lagu
cuno.
Waxa
kale
oo
uu
Sh.
Nuur
waalidiinta
ku
booriyey
in
ay
carruurtooda
baraan
taariikhda
shakhsiyaadka
magaca
weyn
ku
leh
taariikhda
Islaamka.
Caddaalada
Islaamka::::
Sh.
Aadan
Sh.
Cabdulle
oo
ka
hadlay
"Caddaalada
Islaamka"
waxa
uu
ugu
horayn
is
weydiiyey
waa
maxay
"Caddaalad"?
waxana
uu
ku
jawaabey
waxaa
caddaalad
la
yiraahdaa
sida
ugu
fudud
ee
qofku
uu
ku
heli
karo
xaqiisa
isagoo
aan
wax
dhib
ahi
kasoo
marin.
Kaddib
waxa
uu
xusay
taariikho
soo
maray
dunida
iyo
sidii
ay u
aqoon
jireen
caddaalada.
Waxana
uu
yiri:
Giriigii
hore
waxa
ay
caddaalada
u
aqoon
jireen
"Qofku
waxa
uu
rabo.
Dadkii
Roomaanka
ahaa
waxa
caddaalad
u
aqoon
jireen
waxa
Shacabka
rabo.
Reer
Anduluusiya
waxay
caddalad
u
aqoon
jireen
waxa
uu
boqorku
xakumo.
Laakiin
caddaalada
Islaamku
waa
waxyiga
Allah,
waxaana
laga
qaadanayaa
Kitaabka
iyo
sunadda.
Waxana
uu
yir:
Caddaalaad
Islaamka
waa
u
siman
yihiin
dhammaan
bini'aadamku,
waana
in
qof
kasta
helo
caddaalad
oo
uu
nabad
iyo
xasilooni
ugu
noolaado
si
siman.
Caddaalada
raad
gaar
ah
kuma
leh
maal
uu
qofku
leeyahay,
magac
uu
leeyahay,
taajir
haddii
uu
yahay
ama
faqiir
yahay.
Mana
aha
caddaaladu
wax
ku
dhismi
kara
nacayb
gaar
ah
ee
loo
qabo
qof
ama
jacayl
loo
qabo
-
Waa
in
si
siman
dhammaan
dadka
caddaalad
loogu
sameeyo.
Waana
in
si
is'eg
loogu
caddaalad
sameeyo
dadka
wuxuu
doono
ama
derajada
uu
doono
ha
lahaadee,
ayuu
yiri.
Waxa
kale
oo
uu
xusay
in
markii
ay
diinta
islaamku
caddaalada
sugtay,
ay
sababtay
in
dadkii
ay
soo
galeen
Islaamka
-
markii
ay
arkeen
caddaalada
naxariista
badan
ee
Islaamka.
Sh.
Aadan
waxa
uu
yiri:
Sida
ay
diinta
Islaamku
uga
hadashay
caddaalada
si
lamid
ah
ayey
uga
hadashay
in
la
reebay
dulmiga
iyo
in
qof
bini'aadam
ah
lagu
gabood
falo
ama
lagu
xad
gudbo.
Waxa
kale
oo
uu
dadka
xusuusiyey
saddexda
qof
ee
ducadoodu
ajiibka
tahay
oo
ah:
Iimaamka
caadilka
ah,
qofka
Sooman
ilaa
uu
ka
afurayo,
iyo
qofka
la
dulmiyey
(madluumka
ah)
ee
laga
gardaran
yahay.
Waxana
uu
xusay
sida
qofka
madluumka
uu
Allah
ugu
ballan
qaaday
in
uu u
gargarayo.
Waxana
uu
yiri
xataa
waxaa
loo
baneeyey
qofka
laga
gardaran
yahay
ee
la
dulmiyey
in
uu
ceebeeyo
qofkii
dulmiga
ku
sameeyey,
cadeyona
sidii
loo
dulmiyey,
taasna
caddaaladda
ayaa
ku
jirta,
ayuu
yiri.
Mujtamacii
caddaalad
fala,
wanaag
ayey
ku
nooladaan,
lakiin
marka
mujtamacu
uu
caddaalada
ka
tago
oo
dulmi
falo
waa
burburaan,
ayuu
yiri.
Waxana
uu
dadka
xusuusiyey
in
Allah
uu
Rususha
u
soo
diray
si
ay
caddalada
u
oogan.
Sidaas
daraadeed
waa
waajib
in
qofka
bini'aadamku
uu
sameeyo
caddaalad.
Waxa
uu
xusay
Zakada
oo
ah
Caddaalad
uu
Allah
faral-yeelay
si
dadka
qaniga
ah
ee
Allah
wax
siiyey
ay u
siiyaan
dadka
faqiir
ah,
sidaas
oo
ah
caddaalad.
Allah
|